Maamulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay rabshidihii Jigjiga

Xukuumadda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegtay in shacabka magaalada Jigjiga dhibaato badan loo gaystay. Wasiirka warfaafinta ee dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya Idiriis Ismaaciil Cabdi oo wareysi gaar ah siiyay BBC ayaa sheegay in madaxwaynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar uu nabad qabo. Idiriis Ismaaciil Cabdi ayaa sheegay in ciidamada magaalada jigjiga qabsaday … Continue reading Maamulka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo ka hadlay rabshidihii Jigjiga